ABDIRAHMAAN NASRI FT AYANNA | MA-ADAA OFFICIAL VIDEO

9,788,878
0
Published 2022-07-28
ERAYADA & LYRICS: ABDIQADIR QALINLE
LAXANKA & MELODY: ABDIRAHMAN NASRI
MUSIC : DJ ADAM
VOCAL RECORDING: WELI RASTA
CAMERA & EDITING : HAMSE INDHO


SPECIAL THANKS
TASLIIM
FEYLAAN
ABDISAMSED............
COPYRIGHT PROTECTED BY:‪@abdirahmannasri‬

All Comments (21)
  • @Qalinle11
    LYRICS: A. NASRI: Jacayl igu xaadiraa Naftii xadantaynayoo Xasuusta markaan yar galo Intaan xawilmaan baxaa. AYANNA: Xad dhaaf weeyaan cishqiga Xabiibi aan kuu qaboo Xisaab kuma koobayee Miyaan xakamayn karaa? CHORUS: Xiddigta caashaqa shidaa ma adaa? Xiskayga middii hantiday ma adaa? Qof aan laga xiiso goyn ma adaa? Waddada loo maro xubbigu ma adaa? PAGE 2 A NASRI: Xafiisbaa kuugu yaal, Niyadda xarun aad u wayn, Xiskana adigaa dagoo, Qalbiga hantiyoo xukuma AYANNA: Xubnaha oo idil dhammaan Ilaa xiddidada wadnaha Ayaad u xaq u yeelatee Xayaati ku soo dhawoow. CHORUS: Xiddigta caashaqa shidaa ma adaa? Xiskayga middii hantiday ma adaa? Qof aan laga xiiso goyn ma adaa? Waddada loo maro xubbigu ma adaa? Qalinle.
  • Heesaha 100/boqol waxa kamacan oo qulubtu ku dagto waa quranka alle❤❤
  • @Max_Amiin
    MA OGTAHAY Waxkastoo macaan waxa kasii macaan waa Quraan kee!
  • @abdallaisse3303
    Inta sii og iney heestan 1 millon kor u dhaafi doonto 👀👋🏽
  • Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟 Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan🌹🌹❤❤💢💢💯
  • @gasira1173
    indho lamaano noqon rabaad ila ledihiin keep going my couple 🔥🥀❤
  • @israbishar2712
    illahay Amarkii labadan fanan si aan caadi ahayn ayan utagera wana isla jeclahay 🥰😘
  • Markay samaroon iyo isaaq hees wada qaadayan maxad sugi lee dadkii suuganta lahaa is on fire 🔥🔥💣
  • @Kabtan.
    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay☺️hadaa iga danbayso Like isaar🤗🙏
  • @MahadMooge
    The best person ever the most knowledgeable and the 🗣Scw ❤🕋
  • Jamhuuriyada barekeysan 🟩⬜🟥✌️ waad na walaysan 😂✌️ Gobolka raga 🦁 + gobolka tacliinta 💡 = 💎
  • Wiilkaan malintuu gabadhan warysanayay ayaan kadareemay inuu saaid ujecelyahay hadana wakas indha isjecel isma eegi karaan kuwo isguursan doonay u egyihin 🥰🤲
  • Fanaanka ugu caqliga badan qofta way ka dhertahay fadhi ayey heesta noogu dhameyeen 😃 Legend keep going ✊🏽❤️
  • @Abdirahmaan0
    hestan markayyy Hal milyan gaadho. ilma adeerayaal isoo qabta.🥵 wixii iGa danbeyow Like Hayla Dhafinnnna.😳
  • @nimco2891
    Maanaa umaleeya Mise way isku soo baxayaan labdani😅🥰👸👑♥️
  • Wllhi ninka cabdi raxmaan nasri io ninka la dhaho cabdi kariin cali shaah ilaahey cod iyo dhuun buu saaray keep going