Barnaamij gaar ah: Najma Nashaad iyo Maxamed Maame

124,679
0
Published 2024-04-10
Waa barnaamij gaar ah oo aan ugu talo-galnay munaasabadda ciidda oo aan ku wareysaneyno fanaaniinta kala ah: Najma Nashaad iyo Maxamed Maame
Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe youtube.com/@voasomali/?sub_confirmation=1
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: youtube.com/voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali.com/
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: www.facebook.com/voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: www.instagram.com/voasomali/
🟠 Nagala soco Twitter: twitter.com/voasomali

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Isl

All Comments (21)
  • @AyanAhmed-xp5tr
    Maxamed maame iyo najma nashaad ilove you hore usocda❤❤❤❤❤❤
  • 😢Subxanallh Nolosha Aadanaha Waxay Qiima Leedahay Markay Cabsida Alle Ku Tiirsan Tahay😰💯xishoodku waa dareenka kaa leexiya wax kaste oon fiicnayn.heeso ama wax kale. Miyaad kala xishoon wayday allhii ku abuuray adoo ibnu aadam daciifa ah😢😢😢😢😢 Alle haydinkaso hanuuniyo walaalayaal
  • @saadodeeq3479
    Waw anigu fanko o dhan wan jecalhi Maxamed iyo najma wlhi love you ❤❤❤❤
  • @zaaraahmed3468
    Hambalyo sagal mustafe xasan nuur wll si macaan ayaad udaadihisay barnamijka
  • @Aliyaa698
    😂😂Najma Xiishod ka dheer 90ka dhaar kugu dhagan mad xidhaten
  • @zaaraahmed3468
    Woow durayadii sh. Isxaaq . Afkiina caano lagu qabay walaahi dad nool baadtihiin Mida kle somalida comments jealous baa ka buuxa
  • @gorodgorod9150
    Fanka iyo fanaaniintu daryeel bay u baahanyihiin iyo oy ugu horeeyaan xarumaha iyo dagaan
  • @SuugaanSafaari
    Iminka ma VOA Dii saxda ahayd ee aan laba kala heli jirin baa dadkan ina hor keentay Subxaanalaah.
  • Ma jeclayn Mame iyo Najma inay kaso muuqdan idaacad qadad weyn ay ledahy oo xamar laga maamulo uf uf uf uf 😝😝😝
  • @jonasmk8231
    Najma Nashaad Saldanada Samane Cabdale 👑